Wararka Saaka aanu ka helayno Gobolka Barri ayaa kusoo waramaaya in Duqeymo diyaaradeed ay ka dhaceen sdeegaanohoos yimaada Magaala xebeedka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira xubno Wasaaradda ka tirsan iyo...
Muqdisho, November 27, 2017--- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa lagu qabtay Sanadguuradii 100-aad ee xurnimada dalka Finland, waxaana ka qeyb galay mas'uuliyiin uu...
Kulankan ayaa qeyb ka ahaa xuska 16 maalmood oo caalamka u asteeyay in loo ololeeyo ka hor tagga xadgudubka Jinsiga,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo si heer sare...
Heshiiskan ku saabsan iskaashiga wada shaqeneed ee Baarlamaanka JFS iyo Golaha wakiilada Qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa Soomaaliya u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor-dhow u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay...
Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo todobaadkan u dabaal degaya 66 sano guurradii kasoo wareegatay aas aaska Raadiyaha ayaa waxaa...
Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa uu todobaadkan u dabaal degay 66 sano guurrada kasoo wareegatay markii la aas aasay...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya Ururka Bulshada Bariga Afrika...
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo Taalada ah booqasho rasmi ah ku imaanaya Magaalada Addis Ababa, ee...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho