Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu...
Muqdisho, 28 Feb 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee...
Wasaaradda SHaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhamaan hay’adah Dowladda Soomaaliya in maalinta beri ay tahay maalintii...
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna ku-simaha Ra'iisulwasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khadar) ayaa maanta shir gudoominayay shirkii horumarinta...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 28 Feb 2018 waxaa uu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Shalay soo gaaray Magaaladda Doha ee...
Shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiise, Mudane C/raxmaan Ducaale Byle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu kaga hadlay waxqabadka...
Xarunteeda Wasiirka Howlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta, Eng. Sadiq Abdullahi Abdi iyo wafdig uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho kormeer...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho