Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgalo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab oo laga sameeyay Gobalka Hiiraan “DHAGEYSO WAREYSI”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Howlgalo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab oo laga sameeyay Gobalka Hiiraan “DHAGEYSO WAREYSI”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Hiiraan ee dhinaca Siyaasadda iyo Amniga Muxumud Cali Axmed oo la hadlay Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo laga sameeyay qaybo ka mid ah gobalkaas.

Wuxuu sheegay Guddoomiyaha howlgaladaan in lagu soo qabtay dad eedeysanayaal ah kuwaas oo haatan ay ku socdaan baaritaano.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Muxumud Cali Axmed ayaa sidoo kale sheegay howlgalaan ka dhan ah Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab inay sii socon doonaan, isagoo ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan ciidamada amaanka.

Halkaan ka dhageyso wareysiga.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/g-ku-xigeenka-amniga.mp3
Previous Post

Haweenka kujira Baarlamaanka oo bogaadiyay kaalinta haweenka ee horumarka bulshada (sawirro)

Next Post

Golaha Shacabka oo ansixiyay xeerka dalka ka mamnuucaya shirkada DP World

Next Post
Golaha Shacabka oo ansixiyay xeerka dalka ka mamnuucaya shirkada DP World

Golaha Shacabka oo ansixiyay xeerka dalka ka mamnuucaya shirkada DP World

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In