Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu hambalyeeyey maamulka iyo shaqaalaha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya 66...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska ee Jenaaral Kaahiye ...
Guddoomiyaha Baarlaamanka Wadanka aynu Walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Maxamed Cali Xaamud oo maanta ka qeybgalay kulankii xildhibaanada Golaha Shacabka...
Waxaan hambalyo u dirayaa Raadiyaha qaranka ee Muqdisho oo ku aadan munaasabadda sanadguurada 66-aad ee ka soo wareegtay markii la...
Maanta waxan u joognaa Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo u dabbaal degaya sanad guuradii 66-aad eek a soo...
Ololaha ka hortagga tacadiga ka dhanka ah jinsiga ayaa ah mid looga soo horjeedo in la dhibaateeyo Haweenka iyo Caruurta...
Dowlad Gobolleedka Jubbaland oo kaashaneysa hay’adaha ka shaqeya arrimaha aadanaha iyo hormarinta ayaa duleedka magaalada Kismaayo ka hirgaliyay guryo loogu...
Tabarbarkaan oo soconaaya mudo sedex maalin ah ayaa loo qabtay Shaqaalaha Wasaarada Amniga Gudaha iyadoo ay daah fureen Wasiir kuxigeenka...
Xilli mudooyinkii u danbeeyay ay isa soo tarayeen cabashashooyinka la xariira dhanka adeegayada caafimaadka ee ka jira Deegaanada Galmudug qaarkood...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Qaran...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho