Wararka ka imaanaya Dalka Syria ayaa sheegaya in Tirada dhimashada ee duqayntii ka dhacayday magaalada Ghouta ay gaartay 250 qof...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hadalkan jeediyay kadib kulan soo dhawayn iyo dhiirigalin ah oo...
Kooxaha Chelsea iyo Barcelona ayaa barbaro 1-1 ah ku kala baxay kulankii lugta hore ee wareega 16ka Champions League oo...
Madaxa arrimaha bani’aaddinimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in sare loo qaado...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiga Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka...
R/wasaaraha xukuumadda F. Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha, kaasoo ka shaqeyndoona...
Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun, Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug muadane Axmed Ducaale Geele Madxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Maxamed...
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Iidaan Yonis ayaa guul Taariikhi ah ku tilmaamay tallaabadii...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho