Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi "Farmaajo" ayaa ka qeyb galaya munaasabada daah furka xarunta Qalabka Hawada Soomaaliya oo hadda...
Wasiiro iyo xildibaano ka tirsan Dowlad goboleedka KGS ayaa ka qeybgalay furitaanka tababar loo qabtay haween ka kala yimid degmooyinka...
War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ciidamada Mareynkanka ee Africa (Africom), ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" ayaa lagu wadaa in shirka Guddoonka Golaha Shacabka iyo kuwa...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa shaaca qaaday in wixii ka dambeeya...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu...
Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed, ayaa shir guddoomiyey shir looga hadlayey Barnaamijka Deriseynta iyo amniga...
Doorashadaan ayaa waxaa ku tartamay Sagaal Gabdhood oo Aqalka Sare kamid ah, kuwaasi oo u kala tartamayey Guddoomiye, Guddoomiye ku-xiggeen...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanadda Soomaaliyeed ee Hibo Maxamed...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...
Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho