Dadka ku nool Gobolka Catalonia ee Dalka Spain ayaa inta badan haa u codeeyey aftidii la qabtay, iyadoo dhanka kale...
Ciidanka xasilinta amniga caasimadda, ayaa xalay howlgal amni sugid ah, waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee...
Booliiska dalka Canada ayaa xirey nin Soomaalia ah oo weerar ka geystay banaanka hore ee garoon ciyaaraha ah oo ku...
Kulankani oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee Gobolak Minnesota ee Mareykanka ayaa waxaa wada yeeshey Ilhaan Cumar oo ah gabar...
Guddoomiyaha Golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mundane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasho rasmi ah ku joogo Dalka Masar ayaa...
Kulanka dood wadaaga ah waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha K/Galbeed Soomaaliya, waxaana su’aalo lagu weydiinayey islamarkaasina talooyin...
Ciidamada Ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo xalay ilaa iyo maanta ay ka sameynayeen degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir waxa ay...
Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow oo warbaahinta Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in ciidamada amniga ay gacanta...
Gobolka Catalonia ee dalka Isbayn waxay dadku subaxnimadii hore ee saaka ay safaf dhaadheer u galeen Codbixin ay ku doonayaan...
Xaalada ka jirta jaziiradda Puerto Rico ee ka tirsan dalka Mareykanka oo ay labo jeer ku dhufatay duufaanta Hurricane ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho