Mogadishu, 26 January 2018--Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii...
Aqoon kororsi iyo cilmi baaris la xiriirta Bad iyo Bari ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada Qaahira ee xarunta...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xaafad cusub oo laga hirgalinayo magaalada Kismaayo....
Xabsigii hore ee magaalada Jowhar oo burbur sanaa ku dhowaad toban sano ayaa si wada jira waxaa u dhagax dhigay...
Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Ra’iisul-wasaaraha Dalka Canada JustinTrudeau. Kulankaasi oo ka dhacay magalaada Davos...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa Maanta booqday Xerada Caruurta Agoonta ee Kacaan kuna taala Dagmada Afgooye ee gobolka shabelaha hoose...
Ergayga gaarka ah ee hay’adda qaxootiga adduunka ugu qaabilsan Soomaalida, danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa ugu baaqay dawladda Maraykanka inay...
Magaaladan Muqdisho Waxaa lagu soo gabagabeeyay shir weyne Qaran oo looga hadlayay siyaasadda sugnaanta cuntada iyo horumarinta Beeraha Dalka Soomaaliya....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho