Dowladnimada Soomaaliya wixii ka danbeeyey dowladii uu madaxweynah ka ahaa Eebbe ha naxariistee Maxamed Siyaad Bare ma jirin heshiis rasmi...
Canshuur waa lacag samofal ah oo qasab ku ah in laga qaado muwaadin kasta,isla markaana gacan ka geysan kara in...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Gobolka hiiraan waxaa ay ka bilaabeen Howl-galo Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saarayo...
Waqooyiga Kuuriya ayaa iska tuuray gantaal balaaran oo caalami ah waxaana uu halis ku yahay dunida oo dhan, Xoghayaha Arrimaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya...
Muqdisho, November 28, 2017 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday illaa iyo shan heshiis oo...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si...
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare...
Shirkaan oo looga hadlayey ka hortaga fikirka xagjirka ah, ayaa waxaa si wadajir ah u shir guddoomiyey Wasiirka wasaaradda warfaafinta,...
AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....
Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho