Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo xubno la socda ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, kuwaa...
Waxaa Labadi maalin ee la soo dhaafay qiimo koror ku yimid baradhada oo ka mid ah nuucyada ugu isticmaalka badan...
Shiikh Nuur Baaruurd Gurxan oo ah Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidmadsa Xooga Dalka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka...
Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo bariga dalka Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Congo oo lagu dilay qaxooti Kasoo...
Shirkii 148 ee Wasiirada arrimaha dibada ee jaamacada carabta oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa lagu qabtay Magaalada Qaahir ee...
Muqdisho, Sebtember 17, 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga heer Wasiir ee...
Waxaa soo gaba gabowday doorashada Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle ee ka socotay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe oo ay ku...
Muqdisho, 16 Seb, 2017——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta...
Waxaa goor dhow bilowday wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedya Hirshabeelle, iyadoo ay u soo baxeen labo musharax oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahab Cabdi Cumar (Cananuug), oo la hadlay Warbaahinta Qaran...
Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Faarax Sheikh Cabdulqaadir Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ahna Wasiirka Waxbarashada XFS, kaasoo farriin...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho