Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor-dhow u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay...
Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo todobaadkan u dabaal degaya 66 sano guurradii kasoo wareegatay aas aaska Raadiyaha ayaa waxaa...
Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa uu todobaadkan u dabaal degay 66 sano guurrada kasoo wareegatay markii la aas aasay...
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshey kulankoodi caadiga ahaa,iyadoo ajandaha uu qeyb ka ahaa dhaarinta...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo wareysi siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay dadaalada lagu nabadeynayo deegaanada Galmudug,wuxuuna dhanka...
Magaalada Bashifto ee wadanka Ethiopia waxaa ka furmay shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo looga hadlayo arrimo badan oo ay ka...
Boqolaal ka mid ah Jaaliyadaha Soomaalida oo isaga kala yimid Gobolada dalka Maraykanka ayaa soo buux dhaafiyay xaflada dhalashada Nebigeena...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiin Bin Axmed Al-Tani oo khadka isgaarsiinta ku wada xiriiry ayaa...
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeebgalay gudoomiyah golaha shacabka soomaaliya Maaxmed sheikh Cusmaan Jawaari Xubnaha xildhibaanada Aqalka sare iyo golaha...
Mas'uuliyiinta dalka Induniisiya ayaa feejignaantii ugu sareysay geliyay jasiiradda loo dalxiiska taga ee Bali sababo la xiriira cabsi laga qabo...
AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....
Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho