Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha shacabka, Aqalka sare, Golaha Wasiirada,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Adan, Guddoomiyah Baarlamanka Koonfur Galbeed iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka...
Wasaaradda Gadiidka, Cirka iyo Dhulka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in la dar dar galin doono howlaha shaqo ee garoomada...
Kulan dadweyne oo looga hadlay sidii bulshada isaga kaashan laheyd ka hortagga weerar lamid ah midkii 14 Oct ka dhacay...
ku dhawaad 500 qoos oo Dad danyar ah ayaa waxaa maanta Hay,adda Bisha Cas ee Imaaraaadka oo kaashaneysa jimciyada SOHEDA...
Dowladda Yugaandha ayaa sheegtay iney diyaarisay 5,000 oo Ciidamo ah, kuwaas oo ka qayb qaadan doona howlgalka lagula dagaallamayo Ururka...
Emmnanuel Macron,madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay inuu ahmiyad siin doono deganaashaha Lubnaan ka dib markii booqasho aan horay loo sii shaacin...
Diyaaradaha dagaalka ee Dalka Maraykanka ayaa duqeeyay fariimiso ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaanno ka mid ah Gobolka Baay. War saxaafadeed...
Wasaarada Gadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug ayaa sheegtay in la dar dar galin doono howlaha shaqo ee garoomada diyaaradaha ee...
Golaha guud ee Qaramada midoobay ayaa mar kale u doortay inuu ka mid ahaado garsoorka guud ee Maxkamadda dembiyada caalamiga...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho