Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la leh bulshada ku dhaqan Cadaado

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la leh bulshada ku dhaqan Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Cadaado kulamo kula leh maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada.

Wafdiga madaxweynaah Soomaaliya ayaa xalay magaalada Cadaado waxaa loogu sameeyey munaasbada ballaaran oo soo dhaweyn ah,iyadoo saaka lagu wado uu uu kulamo la yeeshey mas’uuliyiinta Galmudug,waxgaradka iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Madaxweynaah ayaa warbixino kaladuwan ka dhageysan doona bulshada,kuwaasi oo ku aadan baahiyaha ay qabaan iyo sida la isaga kaashan karo taloobooyin dhinaca horumarka ah.

Dhanka kale Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Dhuusa-mareeb,halkaasi oo ay ka socoto qaban qabao ku aadan soo dhaweynta wafdiga madaxweynaah.

Safarka Madaxweynaha Soomaaliya uu u tagayo Dhuusa-mareeb ayaa qeyb ka ah sidii uu uga qeyb geli lahaa shirweynaha lagu dhameystirayo heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen madaxda Galmudug iyo Ahlusuna.

Ammaanka magaalada Dhuuso mareeb ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo ay ku sii qulqulayaan madaxda Dowlada Goboleedyada iyo wafuud caalami ah,kuwaasi o ka qeybgalaya munaasabadaasi.

Previous Post

Agaasimaha guud ee HSJ oo Kormeeray Tuurdibi oo ka tirsan degmada galdogob+Sawirro

Next Post

Kalluumeysatada Soomaaliyeed oo ka cabanaya saameynta dabeylo lixaadleh oo ka jira xeebaha.Sawirro.

Next Post
Kalluumeysatada Soomaaliyeed oo ka cabanaya saameynta dabeylo lixaadleh oo ka jira xeebaha.Sawirro.

Kalluumeysatada Soomaaliyeed oo ka cabanaya saameynta dabeylo lixaadleh oo ka jira xeebaha.Sawirro.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In