Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Bakistan Nawaz Sharif ayaa ka soo muuqday Maxkamad ka dib markii lagu eedeeyay labo dacwadood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf ah la qaatay Wasiiradda Warfaafinta Dowlad Goboleedyada...
uddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan ayaa sheegay iney wadaan baaritaanno ku aaddan sababta keentay...
Wariyaasha Warbaahinta Qaranka ee kaga Soo warama Gobolada Hiiraan iyo Galguduud C/shakuur Cismaan Cali iyo Maxamed-deeq Cabdi Maxamed ayaa soo...
Donal Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa cinwaanka uu ku leeyahay barta Twitterka laga saarey hawada muddo kooban taasi oo jahwareer...
Kulanka casho sharafta ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawlad Goboleedka Puntland...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa guddoomiyay Shirka...
Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Janaraal Kaahiye ee Magaaladda Muqdisho maanta waxaa lagu qabtay Munaasabad xilka taliyenimo ee Booliska kula wareegayo...
In ka badan 70 Sargaal oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta loo furay koorsooyin ay ku ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho