Waxaa shalay Magaalada Antalya ee Dalka Turkiga ka furmay tababar heer caalami ah oo la xiriira warbaahinta kaasoo ay ka qeyb...
Xildhibaan Garaad Yuusuf Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa soo...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo geba gebeynayaa wejigii 2-aad ee shirkii London ee arrimaha Soomaliya,kaasi oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday Rag ka tirsan Maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al shabaab ku waaoo...
Muddo dheer oo jahwareer iyo niyad jab hayasatay qoysas muwaadiniinta wadamo 6 ah oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa waxaa...
Wasiirka Wasaaraddda Amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin dhinacyo...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada wejiga labaad ee shirka London oo maanta Muqdisho lagu qabtay ayadoo...
Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare. Iyadoo ay sidaas...
War kasoo baxay waaxda Arrimaha Gudaha u qaabilsan Xuuthiyiinta ka dagaalama Yeman ayaa sheegaya in Madaxweynahii hore ee Yeman Cali...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho