Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda Ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa Magaalada Sharma Shiiq ee...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Sheegay in ay sameeyeen Sharciga Gadiidka Wadada kaas oo hagi doono Gadiidka wadadooyinka Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha...
Cabsi iyo wal wal xoogan ayaa ka taagan qaar kamid ah gobolada dalka Mareykanka, kadib markii Duufaanta loo yaqaano Harvey...
Ciidamada Booliska magaalada Brussels ee Dalka Belgiumka ayaa toogasho ku dilay nin la sheegay in uu toorey ku dhaawacay labo...
Kulan casho sharaf ah oo lagu soo dhaweenayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed...
Kulankaan oo dhacay Jimcihii ayaa ahaa xog wareysi u dhexeeyay xildhibaan Cabdifitaax Qaasim oo kamid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay isku Duubnaadaan oo ay ka shaqeeyaan dib...
Shirkan oo ay sooqaban qaabisay Hay”dda Thabo mbeki foundation ayaa ka furmay magaalada Johanberg ee dalka Koonfur Africa kasi oo...
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kusugan Degmada Balcad ay ka hor tageen...
Xisbiga Talada haya ee Dalka Angola ayaa lagu soo waramaya in uu hogaaminayo natiijada ilaa hadda la tiriyay ee doorashadii...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...
WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 26 Maajo 2026 – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay...
Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho