Tababar wacyi galin ah oo la xiriirta Fahamka Xuquuqda Carruurta, diyaarinta warbixinta heshiiska Caalamiga ee Axdiga Carruurta ayaa loo qabtay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada JFS Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta guddoomiyey Shir heer sare ah. Wafdi heer sare...
Dolwadda Iran ayaa sheegtay in ay dalka Qatar u dirtay shan diyaradood oo sida cuno iyo Khudaar kala duwan, xilli...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen: Axmed Maxamed Jimcaale Cifiid oo lahadlay warbaahinta ayaa ku amray dadka Soomaaliyeed ee degan...
Muqdisho, June 10, 2017 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Gudoomiyaha Jaamacada Plasma Prof. Hassan Kaafi ayaa loo doortay inuu noqdo wakiil Goboleedka Bariga afrika ee golaha sare ee hogaanka...
Muqdisho, June 10, 2017 - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maana si rasmi ah dib ugala wareegtay Agaasinka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ee Soomaaliya oo ay weliyaan Wasiirka Amniga,Wasiirka dhallinyarada, guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa galabta kula...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...
RADIO MUQDISHO(DIINSOOR):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho