Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Taliyaha Qeybta 21aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Cabdullaahi Aadan Xuseen oo ay wahliyeen Abaanduulaha Qeybta 21aad ee Ciidamada...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiinku wargelineynaa in wax ka bedel lagu sameeyey qaabka dhageysiga Tooska ee Radio Muqdisho aad uga...
Deeqdan ayaa ka timid dowladda Shiinaha taas oo loogu talagalay in lagu caawiyo boqolaal kamid ah dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu...
Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad Xamuul ah oo u rarnayd hey’adda Qaramada Midoobay ee WFP...
Barnaamijka Afuri Dadka aan awoodin ee danyarta ah oo ay iska kaashadeen Hay'adaha O.I.C. iyo WAAT ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo...
Mogadishu, 03 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee...
Ciidanka Ammaanka ayaa degmada Waabari ku qabtay labo qarax oo la doonayay in shacabka lagu dhibaateeyo, iyadoo lagu jiro bisha...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku howlan tahay sidii loo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin degdeg ah oo looga hortagayo khatarta cudurka Ebola kadib markii laga helay Uganda...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose,...
Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...
Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho