Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah magaalada Nairobi kula qaatay Wafdi ay...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Washington ee dalka Mareykanka ayaa soo dhoweyn ballaaran u sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federalka Somaliya iyo Hay’adda WFP ayaa maanta kala saxiixday heshiis ku saabsan qeybinta agabka iyo...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho hawleed ku jooga magaalada Oslo...
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Sweden ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 12-ka Oktoobar oo ku asteysan Maalinta...
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdifitaax Alsisi, ayaa dhawaan kulan ay ku yeesheen...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 70-aad ee kasoo wareegatay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka S/Guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa deegaanka Waniile oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Muscat ee Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho