Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn...
Wararka naga soo gaaraya Suuqa degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Dab ka kacay suuqaas qaybta lagu iibiyo Khudaarta....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibedda Norwey...
Wafdi ka socda dowladda Norway oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Waddankaas ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda...
Axmed Cali oo loo yaqaano Axmed Knowmadic oo dhalasho ahaan Soomaali ah ayaa loo magacaabay suugaan yahanka magaalada Edmonton ee...
Hey’adda cunada iyo beeraha ee QM FAO ayaa sheegtay Soomaaliya ay wali ka jirto abaarta taas oo loo sababeeyay roobabkii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo...
Munaasibada dhagax dhiga wadadooyin kaasi ayaa waxaa iyaguna kasoo qayb galay Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha...
Maamulka degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ayaa u sheegay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya in carruur ay ku geeriyootay xeebta...
Ayadoo warar soo baxayey ay sheegayeen in qarax laga maqlay markab taagnaa meel ku dhow xeebta degmada Caluula ee gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho