Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa uga tacsiyeeyay qooyska, ehelka, asxaabta iyo dadka Soomaaliyeed geeridii...
18-kii bishaan waxaa Is rasaaseyn ka bilaabatay xarunta ay ka dhaceysay doorashada Aqalka Hoose ee magaalada Jowhar, taasi oo ka...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu xusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku asteysan maanta oo ah...
Xuska Maalinta Caruurta oo laga Xuso Caalamka ayaa Lagu Qabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,Iyadoo ay soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta...
Allaha u naxariistee waxaa Xalay xilli danbe magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlad Gobolleedka Puntland ku geeriyooday Xildhibaan Daahir Xaaji Geele...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee SoomaaliyaMudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir hal maalin ah oo loogu...
Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaa ku xiran Maxaabiis farabadan oo loo heysto dambiyo kala duwan, dhowwaan Xabsiga gudahiisa waxaa la...
Muwaadin Axmed Abuukar Axmed oo Mudo ka badan 20 sano si sharci darro ah looga haystay gurigiisa oo ku yaalla...
Xildhibaan Macallin Cali Aadan Caddow iyo Xildhibaan Axmed Xaaji Axmed ayaa ku soo baxay doorashada Aqoolka Hoose ee xubnaha u...
Wafdi uu hogaamayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Prof Cabdullaahi Sheekh Cali(Qaloocaw) oo safar shaqo ah...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargelisay waalidiinta iyo bahda waxbarashada, in ay hakisay...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada siyaasadda ee u tartamaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho