Dowladda Mareykanku ayaa xalay gantaalo ku garaacday saldhigyo ay leeyihiin ciidamada cirka ee dalka Suuriya. Weerarkan ayuu Mareykanku sheegay in...
20 Qof oo Haween u badan ayaa ku geeriyootay Qarax Miino oo lala eegtay Gaari kuwa Dadweynaha ah oo Marayay...
Taliyihii hore ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa saraakiil tababbar uga socday dugsiga Jeneraal Kaahiye ugu...
Muqdisho, Apriil 6.2017------Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu shir guddoominayay...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay taliyeyaal iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir. Taliyaha...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa Sheegay in Sanadkaan ay qorsheynayaan dhisida ilaa lix...
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kala wareegeen Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ilaa Afar Tuulo oo hoos tagto Degmada Janaale...
Muqdisho, April 05, 2017 - Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta si...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho