Wajiga koowaad ee doorashada aqalka Hoose ayaa iminka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana maanta loo...
Doorashada aqalka hoose ayaa ka socoto magaalada Cadaado, taasoo lagu tartamayo ilaa 9 kursi, iyadoo labo xubnood iminka la doortay....
Wajiga koowaad ee doorashada Aqalka Hoose ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Jowhar ee Caasimadda...
Shirweynahii Shanaad ee Wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Baku ee xarunta dalka Azerbaijan....
Siminaar lagu baranayey Hab-dhaqanka ugu fiican ka hortaga addeegsiga Xoogga baarida jirka iyo xiritaanka Dadka ayaa maanta loo furay...
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Maqaayad ku taal Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose. Warar hor dhac ah oo...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay hay’adaha ka shaqeya samafalka in ay kaqayb qaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay abaaruhu...
Shirweynahii Shanaad ee Wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa maanta ka furmayo Xarunta ugu caansan Caasimadda Azerbaijan ee Baku oo lagu...
Shirweynahii Shanaad ee wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa Maanta oo Arbaca ah ka furmayo Xarunta ugu caansan Caasimadda Azerbaijan ee...
Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbalanad waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socotay doorashada xubnaha maamulkaasi u metelaya aqalka hoose...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanno iyo degmooyin...
Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay 11 askari oo lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah hub ugu dhex wateen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho