Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed "Farmaajo" oo booqasho Sadex maalmood ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan...
R/wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa ammaanka Midowga Afrika Danjire Ndumiso Ntshinga oo booqasho ku yimid...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta guddoonsiiyey Guddiga Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo uu...
Banaanbax ay ka qeybgaleen dadweyne farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, laguna dalbanayay in baarlamanka uu codka kalsoonida...
Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyey codsigii Dowladda Federaalka ah ee ahaa in dib loo dhigo doorashada madaxwaynaha Galmudug muddo 45...
Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...
In kabadan 600 oo qoys oo ah kuwa sida daran ay usaameysay abaarta ayaa manta waxaa magaalada baydhabo looga qiibiyey...
Kulan dhaxmaray safiirka Jamhuuriyada Fadaralka ah ee Soomaaliya Koofur Sudan mudane Xuseen Xaji Axmed iyo Wasiirka arimaha Dibada ee wadanka...
Xildhibaanno, dhallinyaro, haween iyo odayaal dhaqameed ayaa ka qeybgalay kulan lagu taageerayay Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo loo magacaabay Wasiirka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho