Waxaa ka Furmay dalka Turkiga shirka Ganacsiga ee wadamada Qaarada Africa iyo Turkiga, shirka oo ay ka soo qayb galeen...
Haweeneeydii Kenyaanka aheyd Loise Njoki ayaa mar kale dib ula midoowday Qoyskeedii, kadib markii muddo laba sano ah ay koox...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga uga guddoomay Verinoque Lorenzo oo uu Midowga Yurub...
Taliyaha qaybta boliska gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa sheegay in howlgal ay ka wada qeybqaadanayaan qeybaha ciidamada uu...
Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeennada Guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacbiga – 1964 Kulankii koowaad ee Golaha Cusub waxaa la qabtay 26th...
Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socday mudooyinkii la soo dhaafay dadaalo lagu furayo wadooyin horleh iyo dayactirka...
Ciidamada Sida GaarKa ah u tababaran Ee Maraykanka ayaa duqayn ka gaystay tuulada yuunbis ee Gobolka Shabeelada Hoose. Wararka ayaa ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Gaas ayaa sheegay inay Kooxda isku sheegtay inay xiriir la leeyihiin argagaxisada daacish aanay laheen awood...
Madaxweynaha Dowlad goboledka Hirshabeelle Cali Cabdlaahi Cosoble oo wareysi dhinacyo badan taabanayo siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dadka Hirshabeelle...
Wasiiro iyo Xildhibaano ka tarsal dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa gaaray Magaalada Xudur ayaa booqday xaruma ay ku sugan yihiin...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho