Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Ganacsiga ee Turkey iyo wadamada Qaaradda Africa oo ka furmay  Istanbul+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shirka Ganacsiga ee Turkey iyo wadamada Qaaradda Africa oo ka furmay  Istanbul+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa ka Furmay dalka Turkiga shirka Ganacsiga ee wadamada Qaarada Africa iyo Turkiga, shirka oo ay ka soo qayb galeen 48 dal oo ka kala socday dhamaan Qaarada Africa, iyo African Union,

Waxaa dowlada Soomaliya uga qayb galay shirka Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS Eng, Cabdi rashiid Maxamed Axmed, iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga Safarada Soomaliya ee Dalka Turkiga, Yusuf Axmed Xasan,Jeego” iyo  Ruugta Ganacsiga Soomaliya iyo Ganacsato Soomaliyeed, furitaanka hore ee shirka ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha dalka walaalaha nahay ee Turkiga, Recep Dayib Erdogan, iyo Madaxweynaha Dalka Chad, khudbada Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa hadaladiisa  waxaa  ku jiray  inay ka go’antahay dowladda Turkiga inay maalgashi dhankasta leh ay lawadagaan dhamaan wadamada Qaarada Africa.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Shirka inta uu socday ayaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS, waxaa Kulamo gaar gaar ah la yeeshay Ra’isul Wasaraha dalka Turkiga, Binali Yildirim, oo mahad celin balaaran usoo jeediyay Wasiirka Ganacsiga Soomaliya.

Wuxuu xusay in Soomaaliya tahay xilligan waqtiga ay ku haboontahay in shirkadaha Turkiga ay maalgashi ku sameyetaan, Wasiirka Ganacsiga Soomaliya ayaa waxaa kaloo Kulan muhiim ah la Qaatay Wasiirka Dhaqaalaha dalka Turkiga, Mudane Nihat Zeybekci, oo ay kawada hadleen in la xoojio xiiriirka Ganacsiga ee ka dhaxeeya labada dowladood, Wasiirka Dhaqaalaha dalka Turkiga oo dhamaan soo dhaweeyay sida ay dowlada Soomaliya dadaal balaaran ugu jirto horumarinta Ganacsiga, waxaa kaloo uu balan qaaday Wasiirka Dhaqaalaha dalka Turkiga  in shirkadaha  Turkiga ay maalgashi dhankasta leh la wadaagi doonaan dalka Soomaliya,

Shirkan oo socon doona Mudda laba maalin ah ayaa waxaa dadaal balaaran ay ugu  jirtaa Safaarada Soomaliya ee dalka Turkiga, xoojinta Xiriirka Ganacsiga ee  nagala dhaxeeya dalka walaalaha nahay ee Turkiga, ayadoo ay socdaan dadaal xoogan uu wado Danjiraha Safaarada Soomaliya ee dalka Turkiga, Cabdulaahi Maxamed Cali sanbaloolshe.

1 20161102_120810 20161102_120813

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 6aad” Akhriso+Dhageyso

Next Post
Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 2aad”,,,AKHRISO+Dhageyso

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 6aad” Akhriso+Dhageyso

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In