Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Jimcaale Geeddi ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sii...
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxamed Aadan Koofi ayaa dalka Belgium kula kulmay maamulka ย Safaaradda Soomaaliya ay...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kuqaabilay wefti ka socdey safaarada Hindiya ee Soomaaliya...
Kooxda ku ciyaaraysa Magaca Wakaaladda SONNA ee ka qaybgalaysa Tartanka ciyaaraha Ramadaanka ee ka socda degmada Warta Nabada ee magaalada...
Ciidamada ilaalinta xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan kale. Maraakiibtan talyaaniga ah ayaa gurmad...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo maanta Dalka Dib ugu soo Laabtay kaddib Safaro Shaqo uu Ku...
Wasaarradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda ayaa dignin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee isticmaala Dekadaha dalka, maadama la gaaray xilligii bad...
Muqdisho, 1, June 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u jooga Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhoweeyay Heshiiskii Magaalada Cadaado...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโadda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho