Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Louisville gobolka Kentucky ee Dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay Taageerada ay u hayaan dowlada...
Agaasimaha hey'adda socdaalka iyo Jinsiyadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalda Garowe, halkaasoo si diirran...
qaraxaan oo loo adeegsaday gaari Nuuciisu ahaa Hariyeer ayaa ku qarxay suuq ku yaalla xaafadda kaawo Godey ee degmada wada...
Muqdisho (19ka Febraayo, 2017) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa tababar u furay saraakiil xigeenno sanadihii la soo dhaafay udallacay Darajada Sarkaal ee Xiddigle,Kuwaasoo tababarka ku...
Degmada Kaxda oo dagmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Waxaa soo gaaray Baracayaal horleh ku Waasi oo Lagu qiyaasay Sagaal Boqol oo qoys kana soo ...
Gaarigaan ay Wateen Maleeshiyaadka Dilalka Geystay oo noociisu ahaa NOHA ayaa Ciidamadu ugu dambeyn kaga Daba Tageen Tookiyada Xaafadda Siisii...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirrada dowladaha Norway iyo...
Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa Deeq Dawo ah maanta guddoonsiiyey maamulka Cusbitalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Deeqdan Dawada...
Waa safiirkii ugu horreeyey ee uu madaxweynaha J.F. S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo warqadaha aqoonsiga ka guddoommo, safiirka dowladda...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho