Aqalka dowladda Hooe ee Xamar waxaa ka bilaabatay munaasabad ballaaran oo lagu xusayo 74-guuradii xuska Maalinta dhallanyarada Qaranka iyo aas-aaskii...
Muqdisho, May 15, 2017----Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah kula yeeshay...
Aqoon is weydaarsi mudo sadax maalin ah uga soconayay magaalada Muqdisho in ka badan 20 haween qareeno ah oo ka...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay Magaalada Doxa ee...
Waxaa maalintiisii labaad galay shirka u dhaxeeya Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka oo shalay ka...
Madaxweyne Jamhuuriyadda Fedreraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xuska 15-ka May awgeed maanta ubax xusuus ah dhigay taallada SYL...
Raysul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hambayo ku aadan aasaaska ururka SYL usoo diray...
Qabanqaabada Munaasabaddo lagu xusayo maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15ka-May oo sidoo kale ku beegan sanad guurradii 74-aad ee ka soo...
Wasiiir Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan “Eng. Yarisow†iyo Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda...
Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socon doona 3 maalin ayaa maanta ka furmay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho