Khadiijo Maxamed waa qof waayeel ah hadda waxay ka mitahay dad badan oo ka soo hayaamay deegaannada ay ka jiraan...
Wasiirka Garsoorka iyo Diinta ee Hirshabeelle Mudane Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan Kheyraat ayaa ugu horey ka hadlay qorshayaasha horyaalla, isagoo Alle...
Munaasabadan oo ka dhacday Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Gudoomiye Kuxigeenka...
Amniga Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey waxaana wadooyinka ku arkee Ciidamada Amniga qeybaheeda kala duwan oo u taagan sugitaanka...
Koox hubeysan oo watay Mooto bajaaj ah ayaa wax yar ka hor ku dilay nin dhalinyara ah agagaarka suuqa Khaliifa...
Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xiran Wadanka Sudaan ayaa ka codsaday madaxda Dawladda Soomaaliya inay gacan ka gaystaan sidii...
Xildhibaan Musraf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa maanta booqdey qaar ka mid ah Ardeyda dhigata Iskuulka Al-Basiir ee Indhooleyaasha oo Qalniin...
Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble oo ah madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeele ayaa maanta magaalada Jowhar waxaa uu ku shaaciyay liiska xubnaha wasiirada...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble ayaa galabta magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas waxaa uu kaga dhawaaqay liiska golaha wasiirada...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Cusub ee dalka Ingiriska Amb....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho