Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, iyo R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Madax kale ayaa maanta salaadda Janaasada kula dukaday...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa soo xirey kulan looga hadlayey dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda, kaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo gaabiyay safarkiisa uu ku joogo dalka Ethiopia si uu...
Muqdisho (May 4, 2017)-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka tacsiyeynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud iyo...
Daawo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka tacsiyadeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Wasiirkii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka la...
Muqdisho 3 May 2017 - Madaxda Qaranka ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd...
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi xirsi Cali qarjab ,Agaasimaah Hyaโada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland ,Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha...
Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Allaha u naxariistee Cabaas Sheekh C/laahi Siraaji ayaa goor...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya....
RADIO MUQDISHO:-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโadda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho