Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir-gudoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga doorashada Madaxweynaha oo ay...
Wadadan oo uu dhagax dhigay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxey dhax martaa Degmooyinka Cabdacaziis iyo Kaaran,...
Ciidamo ka tirsan laamaha amniga ayaa howlgallo lagu sugayo Nabadgelyada ka sameeyay Degmada Balanbal Hawlgalkaan oo ka socday Degmada Balanbal...
Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in labada bishan ay bilaaban doonto hadal jeedinta murashaxiinta oo...
Ku simaha Madaxweeynaha Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay dawlada Ingiriiska, aygoo ka wada hadlay...
Dibad baxayaal aad u badan oo kor u dhaafayay kumanaan ayaa xalay isugu soo baxay aqalka looga arimiyo magalada Columbus...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Addis Ababa uga qeyb-galay shirka Midowga Africa, ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta...
Wasiirka arimaha dibadda dalka Chad Moussa Faki Mahamat ayaa loo doortay guddoomiyaha midowga Afrika kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada...
Wararka ka imaanaya deegaanka Aw-diinle ee gobolka Baay ayaa waxaa uu sheegaya in in ka badan 15 ruux oo dadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho