Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbada ka jeediyay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Itoobiya...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa ka qeybgashay Shirka Wasiirrada ee looga hadlayay Yoolka Cusub...
Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb gakay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee looga hadlayay Khatarta ka...
New York, Jimco 27 Sebtember, 2024: Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah...
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay dhaqaatiir ka socday Dalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka (SoDMA) Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...
Saraakiil iyo Askar ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka iyo Booliiska ayaa maanta loo soo xiray tababar soconayay muddo 45 cisho...
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Masiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa Hay'adda TIKA ee Soomaaliya Mudane. Zafer Eski....
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku adkeeyay shacabka muhiimada midnimada iyo wadajirka, isagoo xusay sida ay dowladda...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho