Maamulka Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir iyo Maamulka Shirkada Amal ayaa lixdan arday Agoonka ah gaarsiiyey deeq lacageed,oo loogu tala...
Golaha Wasiirada arrimaha dibadda ee jaamacadda carabta oo maalinimadii shalay ku yeeshay Magaalada qaahira ee wadanka Masar kulankoodii 146 aad...
Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xiran Maxaabiis aad u fara badan oo loo heysto Dambiyo kala duwan Mudooyinkii dambe-na...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mowduuc ku saabsan halka ay marayaan...
Maleeshiyaadka Shabaab ayaa la sheegay in dab qabadsiiyeen dhamaan guryihii ku yaalay tuulada Budbud ee gobolka Galgaduud. Tuulada Budbud ayaa...
Danjiraha Soomaalia u fadhiya Dalalka Afrikada Koonfureed,Danjire Jamal Barrow ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay...
Ciidamada XDS oo ay wehliyaan kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo AMISOM ayaa shalay la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheehk Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda...
Allaha u naxariistee Xildhibaan Faadumo Axmed Nuur oo ka tirsaneyd baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dalka India,...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa dowladda goboleedka Jubbaland iyo AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Cabdalla Biroole oo 50-KM...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho