Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Xabisga dhexe ee Xamar oo laga hirgaliyey Xarumo wax lagu baro Maxaabiista

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Xabisga dhexe ee Xamar  oo laga hirgaliyey Xarumo wax lagu baro Maxaabiista
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xiran  Maxaabiis aad u fara badan oo loo heysto Dambiyo kala duwan Mudooyinkii  dambe-na  waxaa  xabisga laga dareemayey isbadal weyn oo dhanka  horumarka ah,  iyadoo   Xabsiga laga hirgaliyey Xarumo loogu talo galay in wax ay ku bartaan Maxaabiista ku jirta .

Maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar ayaa hadda  hela Waxbarasho isugu jirta diini iyo maaddi labadaba Waxaana darruustaasi bixinayo Macalimiin Aqoon durugsan leh oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay horumarinayaan Goobaha waxbarasho ee Xabsiga dhexe ku yaala isagoo tilmaamay in ujeedadoodu ay tahay Maxbuuska markii uu Xabsiga ka soo baxo uu leeyahay Aqoon ama Xirfad uu ku shaqeysan karo.

Maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar ku xiran ayaa Bogaadiyey isbadallada horumarineed ee ka bilowday gudaha Xabsigaasi,  waxaana ay sheegeen in diyaar ay u yihiin Waxbarasho,  iyagoo Taliska Ciidanka Asluubta ku amaanay Dadaalka ay ugu jiraan Horumarinta nolosha Maxaabiista .

—Dhammaad—

1 2 3 4 5 6 7 8

Madaxa Xafiiska Warfaafinta Taliska   Ciidanka Asluubta

C/raxmaan Maxamed Ibraahim(Gacan)

[email protected]

Muqdisho-Soomaaliya

Previous Post

Dhageyso: Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka K/Galbeed oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka

Next Post

Procurement of Consulting Services – Firm Selection, Human Resource Audit

Next Post
Procurement of Consulting Services – Firm Selection, Human Resource Audit

Procurement of Consulting Services – Firm Selection, Human Resource Audit

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In