Munaasabadan oo loogu dabaal degayay xuska 57 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka Somaaliyeed oo ku beegan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha, Wasiirka Difaaca, Wasiiru dowlaha, Wasiir ku xigeenka, Taliyaha ciidanka Xoogga dalka, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida,...
Maamulka Degmada Hobyo oo kaashanaya qeybaha bulshada iyo ciidamada booliska ee degmada ayaa ku guuleystay inay soo furtaan sideed badbaax...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Taliyaha guutada Lixaad ee ciidanka Xoogga dalka Korneyl Cali Calasow ayaa...
Kulanka uu la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya guddiga loo xilsaaray daba galka dhaqan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa munaasabadda xuska sannad-guurada...
Muqdisho, April 12, 2017-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ugu hanbalyeeyey munaasibadda...
Wasiirka Gaashaandhigga Sooamaliya ayaa u hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil xigeennada, dableyda, alifleyda iyo xaasaskooda xuska maalinta ciidanka xoogga dalka awgeed, waxaana...
Munaasabadan oo lagu gudbinayay lacagu ay aruuriyeen Guddiga Abaaraha ee Sudaan isla markaana loo gudbinayay Guddiga Heerka Qaranka ee abaaraha...
Xuska 57 guurada ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April ayaa maanta ka socoto xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho