Bileeyska magaalada Istanbul ayaa qaaday konton jeer hawl gallo ay ku baadigoobayaan gacan ku dhiiglihii ka geeystay weerarka magaalada Istanbul...
Qaar ka mid ah dadka Deegaanka Miirjiicley ayaa Radio Muqdisho U sheegay in qoysas kabadan todobo boqol ay ka barakeceen...
Xaflad lagu soo dhaweynayay Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Uganda General katumba Wamala oo Maalmahan booqasho ku joogay Somaaliya ayaa lagu qabtay...
Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeeysa ayaa sheegtay in saddex iyo toban kun oo Qooys ay ku barakaceen shantii Maalmood ee ugu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xuseen Yuusf Jimcaale Madaale ayaa Xalay u sameya Casha Sharaf Gabdhaha Xulka Kubadda...
Afar ruux ayaa ku dhaawacatay oo ah ilaada Hay'dda horumarinta Barnaamijyada ee Qaramada Midoobay oo marka magaceeda la soo gaabiya...
Guddiga qaban qabadda Dorashadda guddoonka gollaha shacabka oo shalay Ku dhawaaqay xiliga la qabanadda doorashadda Gudoonka golaha shacabka ayaa...
Wareegto ka soo ka baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Hiliwaa...
Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo ahaa Guddoomiyiha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 2012-2016 ayaa si rasmi...
Afar qof ayaa ku dhaawacantay kadib qarax qabsaday mid ka mid ah gaadiidka ay adeegsadaan Ilaalada UN-ka, kaasi oo ku qarxay...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho