Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeelaha Hoose Maryan Muqtaar Axamed ayaa ka hadashay xaaladda haweenka ku sugan gobolka, iyadoo intaa ku...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, guddoomiyaha Degmada Kaaran iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayey shaqa abuur...
Guddiga abaaraha Qaranka ayaa bilaabay kulamo ay la yeelanayaan, musharixiinta Mas’uuliyiinta dowladda iyo Ganacsatada, kuwaasi oo ay ujeedoodu ay tahay...
Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda General Katumba Wamala oo maalmahaan ku sugnaa dalka ayaa booqasho ku tegay Degmadda Baraawe ee Gobolka...
Maraykanka ayaa sheegay in uu liiska argagixisada ku daray Hamza bin Laden oo ah wiil uu dhalay Osama bin Laden...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeey bahda Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan Shaqaalaha iyo Maamulka Wakaaladda...
War qoral ah oo maanta ka soo baxay Xarunta Qaraamada Midoobay ee Magaalada New York ayaa lagu sheegay in tan...
Waxaa la soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen guddiga Qaban...
Shirka Golaha Wasiirada dawlad goboleedka Galmudug oo maanta uu shir gudoominayay madaxwayne ku xigeenka dawlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi...
Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan soomaaliya Michael keating oo soo garay beledweyn ayaa kormeer ku tagay suuqa...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khadka taleefoonka kula...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Ali Haji Adam Abubakar, ayaa maanta ka qeyb...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho