Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble, oo howlo shaqo ku maqna dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo...
Taliyaha ciidanka Daraawiishta gobolka Sh/Hoose Nuur Xayir oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay qasaaro ba'an u...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa isu keentay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaallada Nairobi, qurbo...
Taliska ciidanka xoogga dalka qaybtooda 21-aad ee ku sugan Galmudug iyo ciidamada AMISOM ayaa si wada jir ah ugu diyaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino ee ciidammada Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku yaalla...
Mas’uuliyinta maanta booqday cusbitaalka ay ku jiraan Bukaanada uu soo ritay cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha...
Qeybaha Bulshada Gobolka Banaadir, Waaxda Nadaafadda Dowlada Hoose ee Xamar iyo Shirkadda Nadaafadda ECCO ayaa maanta isku soobax nadaafadeed ka...
Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, ayaa kulan looga hadlaayey dardar gelinta hawlaha gar-gaar ee ay u baahan yihiin dadka...
MHQ waxay hambalyo u direysa Xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya oo uu u qabsoomay Munaasabadda kulanka Kafadhigooda koowaad oo uu...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in Horyaalkii ugu horreeyey ay ku bilaabi doonaan ilaa siddeed...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho