Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait ahna Hormuudka Safiiradda Carbeed iyo qaar ka mid ah Diblomaasiyiinta Safaaradda ayaa Xalay saqdii dhexe...
Wafdi ka socday Qaramada Middobay (UN)ka Gaar ahaan kuwa Qaabilsan Dhanka Miina Baarista iyo Qalabeenta Ciidanka Booliska ayaa Gaaray Maanta...
War Saxaafadeed Wadajir ah ayay Maanta soo saareen Guddiyada Hirgelinta Doorashada ee Heer Dowlad-Goboleed oo kala ah Puntland, Galmudug, Koofur-Galbeed...
Qalab ayaa loogu deeqay Akadeemiyadda Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneeraal Kaahiye waxaana ugu deeqay mid ka mida Madbacadaha ku yaala magaaladda...
Gaari Miineysan ayaa goor dhow waxa uu ku qarxay inta u dhexeysa Tiyaatarka Qaranka iyo Ex-Fiyoore ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka...
ciidamada ammaanka dowlada somalia oo isugu jira bolis iyo nabadsugid ayaa wada howl gallo lagula dagaalamo hubka sharci darada iyo...
Qarax aad u xoogan ayaa laga maqlay agagaarka Xarunta Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, qaraxaan ayaan weli wax faahfaahin laga helin. Lama...
Mas'uuliyiinta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyay Xildhibaanada labada Aqal ee dowladda federaalka ee dhowaan lagu soo...
War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga xalinta khilaafaadka ayaa waxaa lagu laalay 11 kursi oo ka mid ah...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho