Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed mar kale in ay u midoobbaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxa...
War-saxaafadeed uu soo saaray Guddigga Hirgelinta Doorashooyinka Daban ayaa lagu sheegay inuu Guddigu aqoonsan doonin natiijada Kuraasta hannaanka lagu doortay...
Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland,ayaa waxaa manta mar kale si rasmi ah uga bilowday Doorashooyinka Aqalka Hoose oo...
Saraakiisha Caafimaadka ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in 64 Carruur ah oo Labadii Toddobaad ee u dambeeyay uu soo ritay...
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo la soo dhigay meel u dhow dhismaha Laanta Canshuuraha ee...
Safiirla Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire. Jamaal Maxamed xasana ayaa a qeyb galay Mashruuc bulshada Soomaaliyeed looga wacyi gelinayo dhanka...
Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigay taarko ku xirneyd gaari maanta ku qarxay agagaarka Siinka dheer, halkaasi...
Wasaaradda Haweenka oo soo qaban qaabsiay munaasabad lagu xusayo maalinta Xuquuqda Aadanaha oo ku beegan 10-ka December oo ay ka...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee matalaya Gobolada Waqooyi oo maanta markale ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho