Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in Hogaamiyihii Daacish u qaabilsanaa dalka Afganistaan Xaafid Saciid Khaan lagu dilay duqeyn Cirka ah oo...
Dagaal u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo malleeshiyaadka Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Luuq jeeloow ee gobolka Hiiraan, waxeyna dadka deegaanku...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in dalka K/Sudan la geeyo ciidamo nabad ilaalin dheeraad ah oo ka...
Taliyaha Qeybta guud ee booliska G/Banaadir Bishaar Abshir Geeddi, ayaa sheegay in ciidamada booliska gobolka Banaadir ay si dhameystiran ugu...
Heyadda maxaliga ah ee SYPD oo kaashaneeysa heyadda Diakonie Katastrophenhilfe (DKH) ayaa soo gabagabeeysay qeeybinta deeq raashiin ah oo la...
Munaasabad lagu weyneynayay maalinta dhallinyarada Adduunka oo sanad waliba maantoo kale looga debaaldego caalamka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xuskan...
Muqdisho, August 12, 2016…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay wafdi...
Qaraxyo hor leh oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay iyo saaka ka dhacay dalka Thailand. Qaraxyadan oo soo bilowday...
Mdadahaweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Ayaa Magaalada Baydhabo Ka dhagaxdhigay Jaamacad Cusub loogu magacadarey Koofur Galbeed University Taas oo ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo weli ku guda jira booqasho uu ku joogo magaalada Jigjiga ee...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho