Doorasha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa saaka lagu doortay magaalada Cadaado. Xildhibaannada saaka ku soo baxay doorashadaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hadda Magaalada Kismaayo kulan kula qaadanaya Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka...
Wasaaradda caafimaaadka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo dhanka waaqooyi oo ay...
Kismayo, 05 December 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismayo ee...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'rke ayaa soo dhaweeyay go'aanka odoyaasha dirta Waqooyi ee ah in doorashada lagu...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ayaa caawa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaasi oo xarun KMG...
Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiayaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa waxaa qayb ka ahaa Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed...
Kormeer uu ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda xaddiga ay gaarsiisanyihiin Abaaraha iyo biyo yarida ka jirta Deegaanada Galmudug ayaa waxaa xubno...
Shirjaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenka Wasaraadda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowladda F. Soomaaliya Siciid...
Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa soo wajahay cabsi iyo walaac la xiriira weerarrada kaga imaanaya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho