Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb...
Guddiga qabanqaabada xafladda caleemo saarka Madaxwaynaha ayaa haatan ku howlan diyaargarowgii ugu dambeeyay ee qabashada munaasabadda caleemo saarka madaxweyne Maxamed...
Dood cilmiyeed ay soo agaasimeen Midowga sharciyaqaannada ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan ayaa lagu qabtay dalkaasi Sudan. Doodda ayaa diiradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo uu wehliyey Ku xigeenkiisa koobaad ayaa kormeeray goobta maalinnimada berri ah lagu qabanayo caleema saarka Madaxweynaha...
Khadiijo Maxamed waa qof waayeel ah hadda waxay ka mitahay dad badan oo ka soo hayaamay deegaannada ay ka jiraan...
Wasiirka Garsoorka iyo Diinta ee Hirshabeelle Mudane Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan Kheyraat ayaa ugu horey ka hadlay qorshayaasha horyaalla, isagoo Alle...
Munaasabadan oo ka dhacday Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Gudoomiye Kuxigeenka...
Amniga Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey waxaana wadooyinka ku arkee Ciidamada Amniga qeybaheeda kala duwan oo u taagan sugitaanka...
Koox hubeysan oo watay Mooto bajaaj ah ayaa wax yar ka hor ku dilay nin dhalinyara ah agagaarka suuqa Khaliifa...
Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xiran Wadanka Sudaan ayaa ka codsaday madaxda Dawladda Soomaaliya inay gacan ka gaystaan sidii...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho