Doorashada Golaha shacabka ee Gobalada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya oo ka socota Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaana lagu soo dooranayaa...
Maleeshiyaad ka tirsana kooxda al-shabaab oo maanta dacwadooda ay u fadhiisatay Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo ahaa 6 ayaa lagu...
Waxaa maanta lagu wadaa in lagu xareeyo gudaha magaalada Muqdisho ergadii dooran lahayd xubnihii aqalka sare ku matali lahaa Gobolada...
Iyadoo uu dhowaan magaalada garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmi doono tartan maamul Goboleedyada Dalka ayey magaalada Boosaaso...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Maal-gashiga dalka...
Wafdigan waxaa Hogaaminayay wasiir ku xigeenka qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya C/laahi Shiikh Cali...
Madaxa hogaanka caafimaadka ee xooga dalka ayaa maanta xariga ka jaray isbitaal loogu talo galay in lagu daryeelo ciidamada xooga...
Kormeerkan iyo tiro koobka ciidanka Booliska ee uu bilaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Cabdulqadir Shire Faarax Ereg iyo saraakiisha uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa dhambaal ka guddoomay Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Jordan, kaas oo uu ka siday boqorka dalka...
Doon u rarneyd ganacsato Soomaali ah oo wadday Bagaash iyo Raashin oo ah 950 kun oo tone ayaa ku dagtay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho