Golaha wasiirrada Maamul Goboleedka Galmudug, oo maanta shir ku yeeshay Cadaado ayaa ka wadahadlay Miisaaniyadda Dowlad goboleedkaasi, ilaha dhaqaalaha iyo...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada cadaado...
Wasiirka Caafimaaadka Dalka Masar ayaa sheegay in tirada dhimashada ee dadku ku dhintay doontii ku qallibantay badda Mediterranean-ka ee magaalada...
Waxaa todobaadkan ka dhacay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka xaflad balaaaran oo ay Jaaliyada Galmudug ee gobolkaasi ku taageeraysay hay’ada...
Barasaabka gobolka North Carolina ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah kadib markii magaalada Charlotte ay ka dhaceen rabshado iyo deganaan...
Muddo 47 sano ka dib, Soomaliya waxay u dhaqaaqday inay qabsato doorashooyin 2016 ka. Doorashadan dadban waxay ka duwan tahay...
Kulan looga arrinsanaayey sida ugu habboon ee Bulshadu uga qeyb qaadankaraan dib u dhiska Magaalada Baydhabo islamarkaasina uu soo qabanqaabiyey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016 ee...
Dhageysiga dacwadda Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee maanta dib uga billaabatay maxkamadda Caddaaladda ICJ...
Munaasabadan lagu xusayay maalinta nabada caalamka oo loo asteyay 21 septaber. ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho.waxana ka qeybgalay masulayin ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho