Raโiisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo shalay ku guuleystay kursiga 1aad ee Xildhibaanada Somaliland isaga...
Muqdisho - - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedka Koonfur...
Shirkii Golaha wada tashiga ee Dowladaha Hoose ee loo yaqaanno โwada jirโ ee hannaanka Qaran Dhisidda Dowladaha Hoose ayaa manta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay xeryaha ciidammada Xoogga dalka ay ku leeyihiin duleedka magaalada...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:-...
Doorashada ka socoto magaalada Muqdisho ee lagu dooranayo xubnaha aqalka Hoose ku matalayo Gobolada Waqooyi ee dalka ayaa waxaa manta...
Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Waddanka Maraykanka Brack Xuseen Obama ayaa Warqad uu udiray Golaha Wakiilladda Dalkiisa waxaa uu uga...
Doorashada xubnaha u tartamaya labada aqal kana soo jeeda gobollada waqooyi ee dalka ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho. R/wasaare...
Doorasha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa saaka lagu doortay magaalada Cadaado. Xildhibaannada saaka ku soo baxay doorashadaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hadda Magaalada Kismaayo kulan kula qaadanaya Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka...
Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโadda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho