Gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ku qarxiyey aga gaarka suuqa barta ee wadada Afasiyoone ee magaalada Muqdisho. Lama oga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland ahna guddoomiyaha guddiga abaaraha Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar Camey ayaa baaq u diray Ummadda...
Guddoomiyaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Culusow oo dhawaan la wareegay xilka guddoomiyenimo ayaa ugu horeyn ugu...
Xilli qeybo ka mid ah gobollada dalka ay ku dhufteen abaaro saameeyay dadka iyo duunyada ayaa Xildhibaan Nadiifo Aadan Isaaq...
Wafdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG...
Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiiraan, kan Beledweyne iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka AMISOM ayaa gaaray deegaan 100...
Mogadishu, 26 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi...
Maxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta safaro shaqo ugu amba baxay...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ciidanka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Deegaan ka tirsan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...
Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho