Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo...
Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanad guuradii 50-aad ee maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka Soomaaliya horumarinta...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray shir wadatashi ah oo...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyey eedeysane Cabdifitaax Cabdullahi Maxamed Geeseey ( Xaaji Kaash )...
Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen ayaa raali galin iyo cudur daar ka bixiyay hadal uu ugu...
Guddoomiyaha Guddiga Ku meel gaarka ah ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈), ayaa maanta Wasaaradda kusoo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayey...
Danjire Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka Aqoonsiga...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, isagoo carrabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho