Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa dowladda goboleedka Jubbaland iyo AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Cabdalla Biroole oo 50-KM...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Cabdusalam Hadliye Cumar ayaa maanta kaga gudoomay xafiiskiisa...
Maamulka iyo waxgaradka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa dedaallo ugu jira sidii loo dejin lahaa xiisad ka dhalatay laba...
Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka maamulka Galmudug gaaray abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cali Baashi Maxamed...
Munaasabad loo qabtay arday ka qalin jabisay dusgiga xifdinta Qur’aanka kariimka ah ee Anas Bin Maalik oo ku yaala degmada...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistan marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi ayaa kulan la yeelatay wasiirka waxbarashada dalkaas Muhammad Baligh-ur-Rehman,...
Ku dhowaad 50 million oo carruur ah oo aduunka ku kala nool ayaa ah kuwo ka gudbay xuduuda wadamadooda ama...
Cayaaraha Olympickada qeybta dadka aan lixaadkooda dhameystirneyn ee loo yaqaano Paralympickada ayaa caawa ka furmi doona garoonka weyn ee magaalada...
Ciidamada militiriga ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen afar kamid ah maleeshiyaadka ururka Al-shabaab kaidb howlgal ay gudaha...
Wasiirka waxbrashada dowlada Soomaaliya Dr Cabduqaadir Cabi Xaashi ayaa heshiis wada shaqeen ah la saxiixday dhigiisa dalka suudaan Drs Sumaya...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho